BUUGA FURAHA GUUSHA
NOOCA BUUGA (PDF) |
BUUGA FURAHA GUUSHA
Macmiil Buugan aan kusoo soo bandhigaynay xaqiiq ahaan waa buuga ugu fiican ee talaabo talaabo kuugu sheegi doona sida loogu guulaysto waxkasta oo aad rabto nolosha.
FAHFAAHIN / DETAIL
•Luuqada Buuga uu ku qoran yahay
Afsomali
•Nooca Buuga: pdf, ebook (waxaad si fudud ugu akhrisan kartaa mobile kaaga - iyo computer kaagaba)
•Wakhtiga aad helayso buuga
waxaad helaysa buuga isla mark aad lacagta soo dirto
•Qiimaha Hada $5 oo kaliya
•Qiimihii Hore $10
•Qiimo Dhimisto mudo kooban ayay socanaysaa
•Lacag Bixin
•Hadii aad Somalia Joogto Waxad ku iibsan kartaa Dhamaan
Golis-Evc- Hormuud lambarkan
0634367489
•Hadii aad somaliland joogto Zaad 4367489 & Edahab 9081944
Somaliland Shilling 50,000
•Hadii aad Dalka Dibadiisa joogto
Paypal: caydaruusaxmed64@Gmail.com
•Inta Page Ama Bog ee uu ka kooban Yahay Buuga
336 page ama bog ayuu ka kooban yahay buugani
•Goormaad helaysaa buuga
isla marka aad soo dirto lacag
waxana lugugu soo dirayaa Buuga👇👇👇
Whatsapp_Email_Viber_Facebook_Imo_Iwm
•XOG KU SAABSAN BUUGA
Tiiraanyada iyo murugooyinka ugu badan ee ay dadku la kulmaan intay noolyihiin waa mid ka dhalatay iyagoon ku guulaysanayn wixii ay rabeen nolosha.
Murugadu waa adigoo ka rajo wax aad dhab ahaan u rabtay. Cabsidu waa tilmaam cadaysa inaad ka warwarayso inaanad helin wixii aad rabtay nolosha, stresskuna waa dareen ku haleela markaad cadaadis la kulanto adigoo isku dayaya inaad hesho wixii aad rabtay nolosha.
Haddii aan ku qeexo farxada erayo kooban, waxaan odhaan karaa farxadu waa helida waxa aad ka rabto nolosha.
Xaqiiq ahaan inaad ku guulaysato wax kasta oo aad rabto noloshu maaha mid u baahan inaad yeelato awoodo gaar ah oo aanay bili'aadanku lahayn balse gabi ahaanba waa inaad raacdo talaabooyin cayiman oo qofkasta oo raacaa uu gaadhi karto guusha iyo waxa uu rabo nolosha, dadka guulaha gaadhayna inoo cadeeyeen.
Buugan waxaan kuugu soo bandhigi doonaa talaabooyin, sharciyo iyo siro ay raacaan dadka guusha gaadhaa haddii aad raacdidna aad dhab ahaan u xaqiijin doonto waxkasta oo aad rabto inaad gaadho.
Muxuu dhab ahaan buugani kaa caawin doonaa :
1. Buugani wuxuu kuu soo bandhigi doonaa talaabo kasta oo aad u baahantahay inaad qaado si aad u hesho waxa aad rabto nolosha isbadalna aad u samayso.
2. buugani ku siin maayo talooyin iyo tilmaamo bilaa macni ama qadiimi ah oo laga yaabo inaad horaba u ogayd balse waxaad ka heli doontaa fikrado cajiiba iyo talaabooyin practical ah oo si toos ah aad ugu dabaqi doonto noloshaada aanad ku heli doonto waxa aad rabto nolosha.
3. Wuxuu talaabo talaabo kuugu sheegi doona sida loo ogaado waxa aad dhab ahaan u rabto nolosha
4. buugani wuxuu kuu sheegi doonaa sida ay wadada guushu u eegtahay iyo sidii aad naftaada ugu diyaarin lahayd wadadaa.
5. Waxaad ku baran doontaa sida loo nooleeyo rajadaada marka ay noloshaadu mugdi gasho iyo sida loo rumaysto naftaada.
6. Buugani wuxuu talaabo talaabo kuu bari doonaa sida ugu fiican ee loo dajiyo hadafyadaada iyo sida dag dag loogu gaadho hadaf kasta oo aad leedahay.
7. Marka aad akhrido buugan waxaad noqon doontaa qof aan la joojin karin ilaa uu ka gaadhayo waxa uu rabo nolosha.
Muxuu Buugani Kaga Duwan Yahay Buugaagta Kale :
>> 100% talooyin practical ah oo ad ku dabaqi karto noloshaada: buugani kuu sheegi maayo oo kaliya sida lagu gaadho guusha balse wuxuu kuu sheegi doonaa talaabooyin practical ah oo waxtar leh oo aad ku dabaqi karto noloshaada.
>> Dhamaan xogta buugani uu kuu soo bandhigi maaha mid ku salaysan qof fikirkii balse sharciyadii ay raaceen dadka guusha gaadhaa rag iyo dumarba.
>> Buugan waxaad ka heli doontaa dhiirigalin aad u badan oo gabi ahaanba badali doonta qaabka aad u fikirto.
Imisa sano ayaa ka soo wareegay ilaa markii aad go'aansatay inaad badasho noloshaada?
Imisa sano ayaa ku dhaafay adigoon wax faa'ido leh aan qabsan.
Imisa sanuunbaa ku dhaafayay adigon ficil dhab ah qaadin.
Haddii aad u jeelantahay inaad ku samayso isbadal weyn naftaada oo aad rabto inaad ku guulaysato wax kasta oo aad rabto inaad gaadho waxaad heshay fursadii ugu weyneyd. Akhri buugan oo Barro sida loogu guulaysto waxkasta oo ad rabto inaad gaadho.
💯AAMIN AH ✅
Naga soo wac 0634367489

Comments
Post a Comment